Taliyihii hore ee Heyadda sirdoonka iyo nabad sugida Qaranka Somalia Fahad Yaasin Xaaji Daahir ayaa warqad furan u u diray madaxda sare ee dowlada Somalia taasoo uu kaga hadlay arrimo xasaasi ah.
Halkaan Hoose ka Akhriso Talooyinka uu soo jeediyay Fahad Yaasiin


