Puntland oo Guddi u Saartay Shabaab-kii ka Baxsaday Saldhiga Cirka Gaalkacyo

0

Ku-simaha Gudoomiyaha ahna Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Gobolka Mudug Xasan Cabdullaahi Warsame ayaa Gudi Baaris ah u magacaabay dhacdadii dhawaan ka dhacday Saldhiga Cirka oo ay ku xirnaayeen qaar ka mida Maxaabiista Al-shabaab.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here