Wararka Puntland oo Guddi u Saartay Shabaab-kii ka Baxsaday Saldhiga Cirka Gaalkacyo By Radio Simba - Temmuz 15, 2022 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Ku-simaha Gudoomiyaha ahna Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Gobolka Mudug Xasan Cabdullaahi Warsame ayaa Gudi Baaris ah u magacaabay dhacdadii dhawaan ka dhacday Saldhiga Cirka oo ay ku xirnaayeen qaar ka mida Maxaabiista Al-shabaab.