Ciidamadda Dowladda oo Qabtay Madaxii Miinistaha Al-Shabaab

0

Ciidanka xoogga dalka soomaliyeed  gaar  ahaan ururka 14 octobar ee guutada 14aad ee  fadhiggoodu yahay magaalada marka ee gobalka shabeelaha hoose ayaa Howlgal ku soo qabtay Sarkaal ka tirsan Al-shabaab.

Hawlgalkan ayaa waxaa hogaaminaayey taliyaha ururka 14 aad ee guutada 14aad October Gaashaanle Cabdiraxiin maxmed muunye ayaa sheegay in hawlgalkan lagu soo qabtay Madaxii miinistaha Shabaab kaas oo lagu magacabo Aweys Mayow Axmed oo Afgarashadiisu ay tahay Aweys eelaay.

Aweys Eelay ayaa markii la soo Qabanayey ku hawlanaa sidii uu u Aasi lahaa miino taas oo ah nooca  dhulka lagu aaso.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here