Aadan Madoobe oo Magacaabay La Taliyihii Arimaha Siyaasada iyo Amniga.

0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa mudane Maxamed Xasan Idiris u magacaabay Lataliye-sare Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee arimaha siyaasada iyo amniga.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here