Wararka Aadan Madoobe oo Magacaabay La Taliyihii Arimaha Siyaasada iyo Amniga. By Radio Simba - Mayıs 11, 2022 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa mudane Maxamed Xasan Idiris u magacaabay Lataliye-sare Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee arimaha siyaasada iyo amniga.