Akhriso:-Hir-shabeelle oo Shaacisay Qabashada Doorashadda 4-Kursi

0

Gudiga doorashada Maamulka Hirshabeelle SEIT aya shaaciyay qabashada doorashadda 4 kursi oo ka mid ah kuraasta Deegaan doorashada labaad ee Beledweyne.

Kuraaastaan ayaa horay loo shaaciyay laakiin ay suurtagali waysay in waqtigooda lagu qabto,kadib khilaf soo kala dhexgalay Madaxweynaha Hir-shabeelle iyo Ku-xigeenkiisa.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here