Wararka Rooble oo Guddiga u Magacaabay Arinta Doorashadda Garbahaarey By Radio Simba - Şubat 28, 2022 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi soo qiimeeya xaaladda Deegaan doorashada labaad ee Jubaland ee Garbohaarreey.