Wararka Guddiga Doorashadda KGS oo Shaaciyay Odayaasha Soo Xulaya Ergada Lix Kursi By Radio Simba - Şubat 28, 2022 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Guddiga hirgelinta doorashada KGS SEIT ayaa shaaciyay magacyada odoyaasha dhaqanka iyo Bulshada Rayidka soo xulaya lix 6 kursi deegaan doorashadoodu tahay KGS Magaaladda Baydhabo.