Guddiga doorashada dowladd goboleedka ee Puntland ayaa shaaciyay jadwalka doorahada 16ka kursi golaha Shacabka ee taala magaalada Boosaaso.
Doorashadda kuraastaan ayaa la qaban doonaa 5-ta ilaa iyo 6-da bisha Soo socota sida lagu sheegay warqad guddiga ka soo baxday.


