Shan Kursi oo Kamid ah Golaha Shacabka oo Lagu Dooranayo Muqdisho

0

Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanadda Labada Aqal ee Somaliland ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 5 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka BFS ee hoos ku xusan.

1-HOP#241. 2-HOP#263. 3-HOP#240. 4 HOP#271. 5-HOP#205.

Doorashadaan kuraastaan ayaa la qaban doonaa taariikhda marka ay tahay 102-2022 sida guddiga ay shaaciyeen.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here