Magaaladda Jowhar ee Caasimadda maamulka Hir-Shabeelle waxaa maanta lagu qabanayaa doorashadda laba Kursi oo kamid ah Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Kuraasta maanta doorashadooda lagu qabanayo Magaaladda Jowhar waxaa iskadiiwaangaliyay ilaa afar musharax oo kala ah.
HOP 70 1) Cabdirahmaan Maxamed Sheekh
2) Maxamad Xasan Bariiise
Hop 115 waxaa isdiiwaangaliyay
1-Mudane Cali Maxamed Cumar
2- Marwo Mulki C/laahi islow

