Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ka dhacay magaaladda Muqdisho.
Qaraxa ayaa la sheegay inuu ka dhacay halka loo yaqaano Sarifyaraha, isla-markaana uu ka dhashay gaari NOAH ah oo la sheegay in lagu soo xiray walxaha qarxa.
Inta la xaqiijiyay waxaa qaraxa ku dhaawacmay Qof shacab ah,waxaana goobta gaaray Ciidamadda amaanka Dowladda Soomaaliya.

