Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowladd goboleedka Jubbaland ayaa shaaciyay odayaasha dhaqanka iyo xubnaha bulshada rayidka ah ee soo xulaya saddax kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaliya.
Kuraasta dhawaan lagu dooran doono Jubbaland ayaa kala ah 1-HOP#126. 2-HOP#118. 3-HOP#127.


