Galmudug oo Soo Bandhigtay Liiska Odayaasha Soo Xulaya Ergooyinka

0

Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Dowladd Goboleedka Galmudug ayaa shaaciyay liiska guddiga soo xulaya 4 kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee lagu dooran doono Magaaladda Dhuusamareeb.

Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Dowladd Goboleed ee Galmudug Maxamed Daahir Guuleed oo qoraal soo saaray ayaa sheegay in liiska lasoo saaray ay yihiin odayaasha saxda ah ee soo xulaya Ergooyinka.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here