kooxo hubeysan ayaa waxa lagu soo waramayaan in askari ka tiorsan ciidamada dowladda ay ku dileen saacadii lasoo dhaafay qeybo kamid ah degmada kaaraan ee gobolka Banadir
Al-Shabaab ayaa sheegtay masuuliyada dilka askarigaan ka tirsaana Ciidamada dowladda
Al-shabaab wararka ay ku baahiyaan dhinaca barahooda interneetka waxa ay ku sheegteen in weerar culus oo ay xubno ka tirsan kuqaadeen ciidamo ka tirsan dowladda ay khasaaro ku qaarsiiyeen.
al-shabaab ay sheegtay weerarkaan ay ku qaadeen bar contarool oo Ciidamada dowladda ay kuleeyihiin xaafada jamhuuriya ee degmada kaaraan, Waxaana ay sheegen in goobta uu ka dhacay iska hor,imaad xoogan..
al-shabaab ayaa weerarkaan khasaaraha ka dhashay ku sheegay in hal askari oo ka tirsanaa ciidamada dowladda ay ku dileen kaas oo ay sheegeenin sigaar ah uga tirsanaa milatariga dowlada federaalka.
xubno ka tirsan dagaalamayaasha al-shabaab ayaa dhowr jeer weeraro ku dhifo oo ka dhaqaq ah la beegsaday ciidamo ka tirsan dowladda

