Diiwaan Galinta Kuraas Kamid ah Golaha Shacabka Oo Maanta Ka bilaabanaysa Muqdisho

0

Waxaana maanta magalada muqdisho lagu wadaa in ay ka bilaabato diiwaan galinta iyo araaji qabashada murashaxiinta kuraas ka mid ah gobolada waqooyi.

Guddiga Maamulka Doorashada Somaliland ayaa  shaaciyay in maanta oo isniin ah si rasmi ah loo qabanayo codsiyada  musharaxiinta iyo ergada kuraasta tirsigoodu kala yahay Hop229 Hop262 Hop254 Hop255

Diiwaan galinta ayaa lagu sheegay in ay tahay mid sii socondoonta 2 maalin ee ina soo xigta

Halkaan Hoose Ka Akhriso

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here