Waxaana maanta magalada muqdisho lagu wadaa in ay ka bilaabato diiwaan galinta iyo araaji qabashada murashaxiinta kuraas ka mid ah gobolada waqooyi.
Guddiga Maamulka Doorashada Somaliland ayaa shaaciyay in maanta oo isniin ah si rasmi ah loo qabanayo codsiyada musharaxiinta iyo ergada kuraasta tirsigoodu kala yahay Hop229 Hop262 Hop254 Hop255
Diiwaan galinta ayaa lagu sheegay in ay tahay mid sii socondoonta 2 maalin ee ina soo xigta
Halkaan Hoose Ka Akhriso


