Dowladda Masar ayaa Quburo baara Diyaaradii kaga Soo Dhacday G/Sh/Hoose usoo Direysa Gudaha Soomaaliya

0

Dowlada wadanka Masar ayaa quburo usoo direysa Gudaha Dalka soomaliya kuwasoo Baaraya wixii sababay in ay soo dhacdo diyaarad laga lahaa wadanka Masar oo dhawaan kusoo dhacday Gobolka shabeelaha Hoose

Madaxa Hay’ada Duulista Hawada dowlada wadanka Masar Maxamuud Zinaati ayaa u sheegay wakaalada kasoo baxa wadanka Masar in dhawaan dowlada wadanka Masar ay soomaliya usoo direyso Quburo wax ka ogaada wixii sababay in ay soo dhacdo diyaarad rakaab aheyd oo laga lahaa wadanka Masar

Diyaarada rakaab ah ayaa dhawaan kusoo dhacday deeganka carbiska ee duleedka Magaalada Muqdisho kadib markii ay dagan weysay garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho ee aadan cadde waxaa la sheegay in diyaaradaas laga lahaa wadanka Masar

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here