Guddiga Hirgalinta doorashada heer Maamul Goboleed ee Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada labada xubnood ee Maamulka Galmudug uga Harsan Aqalka sare.
Jadwalka ayaa lagu xusay maalinta ay doorashadu bilaabanayso iyo waxyaabaha kale musharaxiinta looga baahanayahay ka hor doorashada
Halkaan Hoose Ka Akhriso Jadwalka


