Madaxweyne Farmaajo Oo Shir Uga Qeyb Galaya dalka Uganda

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir looga hadlayo xaalada  dagaal ee itoobiya waxa uu uga qeybgalayaa Magaalada ee wadanka Uganda

Shirkaan ayaa waxa iskugu imaanaya 15 bishaan madaxda dalalka batiga afrika ee ku bahoobay uruur Goboleedka igad

Wasiirka arimaha dibada xukuumada Faderaalka soomaaliya ayaa hadalkaan u sheegay bbeda

Waxaana uu sheegay in madaxweyne farmaajo uu qeyb ka yahay madaxda ka shireysa xaalada ka sii dareysa itoobiya

Wasiirka oo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu sheegay in mowqifka Dowladda soomaaliya uu cad yahay islamarkaasna ay doonayso in markaan xaalada itoobiya lagudayo wada hadal in lagu xaliyo

Dagaalka itoobiya oo ka bilaawday khilaaf soo kala dhexgalay hogaamiyaasha qoomiyada tikreega ee TPLF iyo Dowladda Faderaalka Ah oo uu hogaamiyo Ra’iisul Wasaare abii axmed ayaa waxa uu haatan soconayaa wax ka badan halsano iyadoo markii hore laislahaa in waqti yar uu qaadan karo

Balse dagaalka ayaa marba marka kasii dambeysa sii xoogeysanaya

Waxaana haatan uu ku dhowyahay in uu gaaro Magaalada addis Ababa ee Caasimada wadankaasi itoobiya

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here