Muwaadiiniin Soomaaliyeed Oo Lagu Weeraray Dalka Mareykanka

0

kooxo hubeysan oo aan heybtooda ayaa Gudaha  suuuqweyn ee karmel oo ku yaal magaalada minisota dalka maraykanka ku toogtay muwaadin Soomaaliyeed

Ragan hubeysan ayaa la sheegay in muwadinka Soomaaliyeed ay ku rideen ilaa iyo shan xabadood balse ay haleeshay kaliya hal xabad.

Lama oga sababta rasmi ah ee loo Weeraray muddinka Soomaaliyeed balse booliska magaalada minisota ayaa sheegay in ay wadaan baaritaano kala duwan oo ay ku ogaanayaan cida si rasmiga ah uga dambeeysay weerarkani

Inta badan Muwaadin Soomaaliyeed ayaa dil iyo xarig loogu geystaa gudaha dalka

Waxaana jirta Muwaadiniin Soomaaliyeed badan kuwaasi oo dalka mareykanka u tagay in ay ka shaqeystaan balse la kulama dhibaatooyin dhowr ah

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here