Gariiga Oo Tahriibayaal Soomaali ah Ku Celiyay Turkiga

0

Dowladda Gariiga ayaa waxa ay gudaha dalka turkiga dib u celisay dad tariibayaal soomaali ah kuwaas oo doonan inay u gudbaan qaarada yurub balse ay dowladda gariigu gacanta ku dhigtay

Tahriibayaashaan lasoo qabtay ayaa waxa ay wateen laba doon oo backasameysan

Waxaana ka muuqatay duruuf xoogan maadaama ay bada in muddo ah kusiijireen

Muwaadiniinta Soomaaliyeed ayaa markii hore ka tahriibijiray xeebaha liibiya iyo yaman balse markii uu wanaagsanaaday xirriirka Soomaaliya iyo tutkiga ayay Muwaadiniinta Soomaaliyeed usoo badasheen dhanakani maadaama halkaasi ay kululmi jireen dhibaatooyi badan oo ay qeyb ka tahay in ay ugacan galaan kooxo hubeysan oo magafe lamagac baxay kuwaas oo lacago farabadan oo madax furasho ah mararka qaar ka qaadan jiray

Dowladda Gariiga ayaa sii aad ah udiiidan badeeda laga Tahriibo

Waxaana dhowr jeer sidaan oo kale Tahriibayaal Soomaali iyo ajaaniib iskugu jiray ay ku celisay dalka turkiga oo ay markii horeba kasoo baxeen

Dhankale waxa jirta in muddoyinkii dambe Dowladda Turkiga ay waday raafka mudiniinta Soomaaliyeed kuwaas xita ganacsiyo halkaasi kula balse turkigu sheegay in uusan sharci aheyn ganacsiyadaasi

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here