Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab Oo isku Soo Dhiibay  Dowladda

0

War kasoo baxay  warbaahinta Dowladda ayaa waxa lagu soo badhigay sarkaal sare oo la sheegay in uu ka tirsanaa dagaalamasha Al-Shabaab kaasi oo isku soo dhiibay Ciidamada Dowlada

Sarkaan isi soo dhiibay ayaa waxa lagu sheegay  magaciisa Aadan Shiniyow Ibraahim isagoona  isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga dalka, gaar ahaan Guutada 8aad ee Qeybta 60aad.

Aadan ayaa la sheegay in alshabaab uu u qaabilsaana dhanka Dagaalada , isaggoo ka qeyb galay dagaalo badan sida lagu sheegay warka kasoo baxay Dowladda.

Sidookale waxa lagu sheegay in Muddo 10-sano ah uu u shaqeynayey Alshabaab, waxaana uu ka howlgalayey Gobolada Hiiran ,Gedo, Baay ,iyo Bakool.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here