Doorashada Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi Oo Maanta Lasoo Gabagabeynayo

0

Waxaa maanta Lagu Wadaa in Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka lagu qabto doorashada 5 Kursi oo ka harsan Doorashada senetarada Aqalka sare Ee Gobolada waqooyi
Shalay waxa Teendhada  Afisyooni lagu doortay 6 kursi iyadoona maanta la dooranayo shanta kale
Halkaan Hoose Ka Akhriso Musharaxiinta Tartamaya

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here