Waxaa maanta Lagu Wadaa in Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka lagu qabto doorashada 5 Kursi oo ka harsan Doorashada senetarada Aqalka sare Ee Gobolada waqooyi
Shalay waxa Teendhada Afisyooni lagu doortay 6 kursi iyadoona maanta la dooranayo shanta kale
Halkaan Hoose Ka Akhriso Musharaxiinta Tartamaya


