Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa soo Dhamaystiray Liiska Tartameyaasha Xubnaha Aqalka Sare Baarlamaanka Soomaaliya.
Horay Doorashadii Aqalka Sare Ee Ka dhacday Magaalada Beydhabo Waxa lagu doortay Shan kursi haatana waxa la qabanayaan Doorashada sadax kursi oo ka hartay 8 kursi oo uu Aqalka Sare Ee Barlamaanka Soomaaliya Uu Leeyahay Maamulka Koonfur Galbeed
Halkaan Hoose Ka Akhriso Magacyadda Musharaxiinta




