Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Oo Maanta Xukun Ku Riday Rag Dhac ka Geeysan Jiray Muqdisho

0

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ayaa maantay waxa ay xukuno kala duwan ku riday rag lagu soo eedeeyay in ay si gaar ah dhac farsameeysan ugu geeysan jireen hablaha soomaaliyeed

Ragaan ayaa maxkamada la horgeeyay iyadoona dhageysi dheer kadib maxkamdu ay soo gabagabeysay 8 bishan dahgeysiga dhawacda

Waxaana maantay maxkamadu ay ku dhawaqay xukuno kala duwan oo ragaan lagu riday

Cabdifitaax cali Cumar oo kamid ahaa ragii maxkamada la horgeeyay islamarkaasna qirtay dambiga loo heystay ayaa waxa ay maxakamdu ku xukuntay  10 sano oo cabsi ciidanka

cabdifitaax ayaa sigaar ah  loogu heystay in dhac uu u geysan jiray hablaha soomaaliyeed isaga oo adeegsanaya hab farsamo oo qiyaano ay ku dheehantahay waxaa ka qaadan jiray moobilada iyo agabyada kale oo ay wataan

Nuur cali Xasan ayaa maxkamada ciidamada isagana waxa ay ku xukuyntay  2 sano oo cabsi ciidan ah waxaana la sheegay in ninkaan uu qaabilsanaa in uu iibiyo moobilada lasoo dhaco

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here