Dhageyso:- Xaaladihii Ugu Dambeeyay Ee Koonfur Afrika

0

Ganacsatada soomaaliyeed ee ku ganacsata dalkaas koonfur afrika ayaa saakay waxa xiran goobohoodi kadib rabshado xoogan oo ka bilowday dalkaas

waxaana lagu soo waramayaa in haatan xaaladu ay cirka isku shareertay kadib markii goobo badan la gubay islamarkaasna dad badan oo soomaaliyeed la jirdilay

rabshadahaan  ayaa ka dhahsay kadib markii la xiray madaxweynihii hore ee dalka koonfur afrika jokom zuuma ,waxaana taageerayaal badan oo careysan ay banan baxyo rabshada wata shalay ilaa haatan ay ka wadaan

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here