Dowladda Oo Shaacisay Tirada Xaaladihii Ugu Dambeeyay Cudurka Covid-19 Ee Dalka Laga Helay

0

Wasaarada caafimaadka xukuumada faderaalka soomaaliya ayaa shaacisay tirada kiisaskii  ugu dambeeysay ee cudurka corona virus ee dalka laga helo

Waxaana waxaaradu ay sheegtay in 48 saac ee ugu dambeeysay labaaray dad gaaraya ilaa 3,883 qof

Islamarkaasna cudurka laga helay 41 ruux oo qaba cudurka

Wasaarada ayaa intaasi ku dartay in goobaha ugu badan ee hada cudurka laga soo calaamadeeyay ay u badan yihiin gobolada dalka

Puntland: 22

Banadir: 7

Jubbaland: 7

Somaliland: 5

Lab:26

Dhedig:15

Bogsashada: 9

Dhimasho:2

Tirada Guud ee Laga Helay: 15,036

Bogsashada Guud: 7,261

Dhimashada Guud: 777

Wasaarada caafimaadka xukuumada soomaaliya ayaa ku celisay in dadku ay ka digtoonaadaan cudurkaan oo wali dalka ka jira

Waxaana ay intaasi ku dartay in aan la yareysan qatarta cudurka iyadoo dad ugu baaqday in ay qaadaan talaabooyinka caafimaad ee looga hortagayo cudurkaani

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here