Wasaarada caafimaadka xukuumada faderaalka soomaaliya ayaa shaacisay tirada kiisaskii ugu dambeeysay ee cudurka corona virus ee dalka laga helo
Waxaana waxaaradu ay sheegtay in 48 saac ee ugu dambeeysay labaaray dad gaaraya ilaa 3,883 qof
Islamarkaasna cudurka laga helay 41 ruux oo qaba cudurka
Wasaarada ayaa intaasi ku dartay in goobaha ugu badan ee hada cudurka laga soo calaamadeeyay ay u badan yihiin gobolada dalka
Puntland: 22
Banadir: 7
Jubbaland: 7
Somaliland: 5
Lab:26
Dhedig:15
Bogsashada: 9
Dhimasho:2
Tirada Guud ee Laga Helay: 15,036
Bogsashada Guud: 7,261
Dhimashada Guud: 777
Wasaarada caafimaadka xukuumada soomaaliya ayaa ku celisay in dadku ay ka digtoonaadaan cudurkaan oo wali dalka ka jira
Waxaana ay intaasi ku dartay in aan la yareysan qatarta cudurka iyadoo dad ugu baaqday in ay qaadaan talaabooyinka caafimaad ee looga hortagayo cudurkaani

