Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Kulan La Yeeshay Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Dalka

0

Ra’iisul wasaaraha xukuumada faderaalka ayaa waxa uu xalay kulan la qaatay madaxweynayaasha maamul goboleedyad iyo xubnaha midowga musharaxiinta

kulan ayaa waxa uu ka dhacay hoyga uu magalaada muqdisho ka daganyahay madaxweynaha maamulka galmudug axmed cabdikaariye qoor qoor

waxaana kulankaan looga hadlayay  arimaha doorashooyinka iyo shirkii magalada muqdisho lagu soo gabagabeeyay magaalada caasimada ah ee muqdisho

kulankaan waxa kasoo muuqday madaxweynayaahsii hore ee dalka xasan sheikh maxamuud iyo sheikh shariif sheikh axmed iyadoo la tilmamaay in ay fikradooda ku biirinayaan raiisul wasaraaha iyo madaxda mamaul goboleedyada oo horboodaya arimaaha doorashada la filayo in dalka ay ka dhacdo

masuuliyiintaan ayaa si gaar ah uga wada hadlay jadwalka doorashada oo walaac xoogan laga muujinayo islamrkaasna laga cabsi qabo in waqtigaasi uu fashilmo oo ay doorashdu ka dhici weydo

madaxda ayaana kulankooda ku lafa guray in la dhaqan gayo arimihii lagu heshiiyay ee doorashada dalka

kulanka raiisul wasaare rooble uu la qaatay madaxda maamul goboleedyada iyo xubnaha midowga musharaxiinta ayaa waxa uu imanaya xili shalay lasoo gabagabeeyay shirkii madaxda dowladda iyo maamul goboleedyada oo laba maalin muqdisho ka socday

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here