Xukuumada Soomaaliya Oo Ka Warbixisay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran Ee Muqdisho Ka Furmaya

0

Xukuumada faderaalka soomaaliya ayaa waxa ay faahfaahin ka bixisay xogihii ugu dambeeyay ee ku saabsan shirka madaxda dowladda iyo dowladda xubnaha ka ah kaasi  oo lagu wado in uu ka furmayo magaalada muqdisho

Afhayeenka xukuumada soomaaliya maxamed ibraahim Macalimuu oo la hadlay laanta afka soomaaliga ee BBCda  ayaa waxa uu sheegay in shirka golaha wadatashiga qaran uu maatay si rasmi ah uga fumayo magaalada muqdisho islamarkaasna ay dhinacyadu diyaa wada yihiin in ay wada fariistaan

Shirkaa ayaa lagu waday in uu maalinkii sabtida ahaa balse arimo jiray owgood dib u dhacay ,waxaana uu sheegay in maantay shirku uu si toos ah ufurmayo

macalimuu ayaa waxa uu sheegay in shirkaan uu yahay mid looga  arinsanayo arimaha doorashooyinka iyo heshiisyadii ay wada gaareen madaxda dowladda iyo dowlad goboleedyada 27 biishii ina dhaaftay ee may

shirka golaha wadatashiga qaran ee lo0o balansanyahay ayaa waxa uu imaanayaa xili maamul goboleedyada qaar ay wajahayaan xaalado ku aadan in aysan doorashada ku qaban karin laba magaalo

waxaana maamuladaas ka mid ah jubbaland oo garbaahaarey ay diiidantahay iyo maamulka hirshabeele oo ay magaalada baladweyne ay culeysyo ka heystaan

shirka ayaana waxa la sheegay in la damcasanaa in looga hadlo in culusyada jira ee doorashada loo fududeyn lahaa islamarkaasna horay loogu socon lahaa arimaha doorashooyinka

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here