Dowladda Canada Oo Ku Dhawaaqday Inay Qaadanayso Qaxooti Soomaaliyeed

0

dowladda canada ayaa waxa ay shaaca ka qaaday in ay qaadanayso qoysas fara badan oo soomaali ay ku jirto kuwaasi oo ku dhibaataysan gudaha midc ka mid ah wadamada caalamka

canada ayaa sheegtay in ay qaadanayso in ka badan 240 qoys oo ay soomaali ku jiraan kuwaasi oo sharci la,aan ay ku heysato gudaha dalka Australia

dowladda canada ayaa waxa ay intaasi ku dartay in ay dib u dajin usameeynayso qaxooti u dhashay dalka papua guinea dadkaasi oo ay aqoonsi iyo sharciba udiiday dowladda australia

kanada ayaa waxa ay sheegtay in qaxootigaan ay qaadanayso iyada oo la kaa shanaysa hay,ada Qaxootiga aduunka UNHCR

warkasoo baxay dowladda kanada ee ay ku sheegtay in ay qaabilayso dadkaan qaxootiga ah ayaa waxa si aad ah ugu farxay dadka soomaaliyeed  qaxootiga ku ahaa dalka australiya kuwaasi oo la dhibaatoonayay  sharciga dalkaasi oo loo diiday

horay dowladda canada ayaa waxa ay u sheegtay inay qaadanayso sanadkii qaxooti gaaraya 400,00 oo qaxooti ah sanadkiiba

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here