Madaxweynaha koonfur Galbeed Oo Faray Golaha Deegaanka Degmada Waajid In Ay Keenan Qorshe Go,odoonka Looga Saarayo Degmada

0

madaxweynaha maamulka koonfur galbeed soomaaliya cabdicasiis xassan maxamed lafta gareen oo ka qeyb galay caleemasaarka golaha deegaanka degmada waajid ee gobolka bakool ayaa waxa uu kala hadlay in si deg deg ah lagu keeno qorshaha lagu xoreynayo degmada waajid oo ay go,doomiyeen dagaalamayaasha al-shabaab

madaxweyne lafta green ayaa waxa uu sheegay in loo baahanyahay in marka koowaad diirada la saaro talaabooyin rasmi ah oo go,doonka looga saarayo degmada waajid

Al-shabaab ayaa gabi ahaanba xiray isku socodka dadka iyo gaadiidka degmada waajid iyagoona dhor mar gubay gawaari adeegyo ganacsi uwaday degmada waajid

Dhageyso Codka Madaxweynaha : 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here