Xafiiska raiisul wasaaraha xukuumada faderaalka ayaa waxa uu shaaciyay qorshaha lagu wajahayo doorashada iyadoona la magacaabay cidda sida rasmiga ah masuuliyada amniga doorashada loo xilsaarayo
Raisul wasaare rooble ayaa waxa uu magacaabay guddiga amniga doorashada oo ka kooban 9 xubnood oo ka kala imaanaya taliyaasha ciidamada dowladda faderaal ah iyo dowlalaha xubnaha ka ah iyo Taliyaha Ciidanka Amisom
Waxaana Guddigaan hogaaminaya Raiisul wasaare rooble









