Banan Baxayo Looga Soo Horjeedo Dil Uu Geeystay Askari Ka Tirsan Dowladda Oo Ka Socda jowhar

0

warar naga soo gaaraya gobolka shabeelaha dhexe ayaa waxa ay kusoo waramayaan in maantay banan baxayo waaweyn ay ka socdaan magaalada jowhar bananbaxyadaasi oo looga soo horjeedo dil qof shacab ah saakay loogu  geeystay  gudaha magaaladaasi jowhar

banan baxayadaan ayaa waxa ay yimadeen kadib markii askari ka tirsan ciidamada booliska haramcad ee jowhar toogtay qof shacab ah oo muran uusoo kala dhex galay

dadka isku soobaxa dhigayay ayaa ku dhawaaqay erayo ay ku muujinayaan si ay uga xunyihiin dilkaas ,waxaana ay sheegeen in ay ubaahanyihin in askarigaas cadaalada la horgeeyo

dad joobjooga yaal ah ayaa waxa ay inoo sheegeen in banan baxyadaan ay dhigayaan dad shacab ah ,waxaa ay ku hadaaqayaan erayo ay uga soo hor jeedaan filka uu sameeyay askariga dowladda

wararka ayaana sheegaya in daqiiqadba daqiida ka dambeeysa ay sii kordhayaan banan baxayadu islamarkaasna ay yihiin kuwa rabshada wata

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here