Madaxweynyaasha Maamul Goboleedyada Oo Dib Ugu Laabanaya Deegaanadooda

0

Madaxweynyaasha qaar ee dowlad goboleedyada dalka ayaa waxa ay maanta dib ugu laabanayaan deegaanadooda kadib markii ay dhameysteen safar shaqo oo ay magaalada muqdisho ku joogeen

madaxweynyaasha mamaulada puntland iyo jubbaland ayaa waxa lagu wadaa in maanta oo isniin ah ay ku laabtaan magaalooyinka  kismaayo iyo garoowe oo xarun u ah maamuladaasi

madaxweynayaashaan ayaa magaalada muqdisho u yimid  ka qeyb galay shirka wadatashiga qaran ee lagu xalinayay arimaha cakiran ee doorashooyinka dalka kuwaasi oo 27 bishaan heshiis laga gaaray

waxaana xusid mudan in madaxweynayaasha maamul goboleedyada shalay sagootin loogu sameeyay magaalada muqdisho iyadoona la filayo in goordhaw ay ka ambabaxaan muqdisho islamarkaasna at gaaraan deegaanadooda

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here