Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta shir ka yeelan doona arrimaha Soomaaliya – qodobbada ay ka hadli doonaan waxaa ka mid ah doorashooyinka iyo arrimaha bani’aadamnimada.
Golaha Waxaa warbixinno kooban siin doona Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, James Swan, iyo Madaxa AMISOM, Francisco Madeira,oo shirka ka qayb gali doono
wakiilka Qaramada midoobe Ee soomaali mr swan ayaa lagu wadaan in kulankaan uu qadka interneetka uu uga qeyb galidoono si xaalada soomaaliya uu uga warbixiyo golaha

