Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay Oo maantay Shir ka Yeelanaya Arrimaha Soomaaliya

0

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta shir ka yeelan doona arrimaha Soomaaliya – qodobbada ay ka hadli doonaan waxaa ka mid ah doorashooyinka iyo arrimaha bani’aadamnimada.

Golaha Waxaa warbixinno kooban siin doona  Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, James Swan, iyo Madaxa AMISOM, Francisco Madeira,oo shirka ka qayb gali doono

wakiilka Qaramada midoobe Ee soomaali mr swan ayaa lagu wadaan in kulankaan uu qadka interneetka uu  uga qeyb galidoono si xaalada soomaaliya uu uga warbixiyo golaha

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here