Ugaas Maxamed Abshir Oo Madaxda Dowladda ugu Baaqay In Kuraasta Gobolada Waqooyi Loo Madaxbaneeyo Gudoomiyaha Aqalka Sare

0

Xili Magaalda Casimada Mogdisho oo Ka socdo Shirka U Dhaxeeyo Madaxda dowladda  iyo Kuwa Maamul Goboleedyda Dalka ayaa waxa jirta in maantay uu galay maalintii labaad  waxaana  La filanayaa in Qodobo Dhowr Oo  Miiska La soo Saaray in laga wadahadlo si Xal waaaro Loogo Gaaro khilaafka Hareeyey Arimha Doorashooyinka Dalka.

Ugaas Maxamed Ugaas Abshir Xaashi oo Ka Mid ah Duubabka Ka soo Jeeda Gobolda Woqooyi ayaa Baaq U diray Madxda Maamul Goboleedyada Dalka  iyo Dowlda Fedraalak Somaliya Shirka Ka Socda Teendhda Afisiyooni U hogaamiyo Ra’isal-Wasaarha Xukumda Xilgaarsiinta Somaliya  Maxamed Xuseen Rooble.

Ugaas Maxamed Ugaas Abshir Xaashi ayaa Nasiib Xumo Ku tilaamay Khilaafka Hareeyey Arimha Doorashooyinka iyo In Gudoomiyha Qalka Sare aanan Loo Badaxbaneenin Kuraasta Gobolda Woqooyi

Ugaaska ayaa sigaar u sheeegay  In khilaafka Kuraasta  Qeybta uga Weeyn Ee Xalinta Taboshooyinka

Hadalkaan ayaa waxa uu imaanaya Xili Cabsi xoogan laga qabo in shirka kasoconaya teendha afisiyooni laga baqdin qabo in laisku mariwaayo

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here