Xili Magaalda Casimada Mogdisho oo Ka socdo Shirka U Dhaxeeyo Madaxda dowladda iyo Kuwa Maamul Goboleedyda Dalka ayaa waxa jirta in maantay uu galay maalintii labaad waxaana La filanayaa in Qodobo Dhowr Oo Miiska La soo Saaray in laga wadahadlo si Xal waaaro Loogo Gaaro khilaafka Hareeyey Arimha Doorashooyinka Dalka.
Ugaas Maxamed Ugaas Abshir Xaashi oo Ka Mid ah Duubabka Ka soo Jeeda Gobolda Woqooyi ayaa Baaq U diray Madxda Maamul Goboleedyada Dalka iyo Dowlda Fedraalak Somaliya Shirka Ka Socda Teendhda Afisiyooni U hogaamiyo Ra’isal-Wasaarha Xukumda Xilgaarsiinta Somaliya Maxamed Xuseen Rooble.
Ugaas Maxamed Ugaas Abshir Xaashi ayaa Nasiib Xumo Ku tilaamay Khilaafka Hareeyey Arimha Doorashooyinka iyo In Gudoomiyha Qalka Sare aanan Loo Badaxbaneenin Kuraasta Gobolda Woqooyi
Ugaaska ayaa sigaar u sheeegay In khilaafka Kuraasta Qeybta uga Weeyn Ee Xalinta Taboshooyinka
Hadalkaan ayaa waxa uu imaanaya Xili Cabsi xoogan laga qabo in shirka kasoconaya teendha afisiyooni laga baqdin qabo in laisku mariwaayo

