Dibadbaxyo Looga Soo Horjeedo Dowladda Oo Muqdisho Ka Bilowday

0

waxaa maantay wadooyinka waaweyn ee magaalada muqdisho iskugu soo baxay waalidiin farabadan oo caruurtooda dowladdu ay u qaaday ereretariya islamarkaasna in muddo ah la,a caruurtii ay dhaleen

caruurtaan ayaa tababar loogu qaaday dalka ereteriya ,waxaana waalidiintu ay sheegeen in caruurtii ay dhaleen aysan in muddo aysan wax wara ka helin islamarkaasna ay ubaahanyihiin in dowladdu ay war kasii halka la geeyay caruurtaas iyo waxa ay ku suganyihiin

banan baxaya oo ka dhacay taalada dal jirka daahsoon ayaa waxa dowladda looga dalbaday in nolol iyo geeri ay meel loogu  sheego caruurta loo qaaday dalka ereteriya

Qaar ka mid waalintii ay caruurtu ka maqantahay ayaa dowladda ku eedeyay in si qarsoodi ah caruurta qaar dowladdu ay diyaarado ugu qaadtay islamarkaasna waxa ay ka codsadeen  in ay caruurtooda dib ugu soo celiyaan

sidookale  waalidiinta  ayaa cod dheer dowladda uga  dalbaday in nolol iyo geeri ay ugu keento caruurtaasi ka maqan

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here