Faahfaahino:- Dilay Ka Dhacay Gaalkacyo

0

warar dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxaya nin  sheikh ah oo xalay  lagu dilay gudaha magalaada gaalkacyo ee xarunta gobolka galgaduud

Rag Hubeydsan ayaa xalay sheikhaan oo magaciisa lagu sheegay Sheekh Cali Axmed Faarax sheikh cali dheere kala baxay hoygiisa oo ku yaal deegaanka xaarxaar iyadoo saaacado ka dib lasoo wariyay in la dilay

sheikha ayaa waxa la sheegay in uu gaalkacyo ku lahaa  xarun caruurta agoonta ah wax lagu baro  ,waxaana la sheegay in maalmihii dambe uu ku mashquulsanaa ciidsiinta caruurta balse xalay fiidki ayaa rag hubeysan ay dileen

lama oga sababta rasmiga ah ee ka dambeysa dilka sheikha balse wararka ayaa sheegaya in la tuhunsanyahay in ay dileen rag ay cilaaqaadka ka dhexeyeen

lamaha amniga maamulada galmudug iyo puntland oo dhawaanahaan ay ka dhaxaysay wada shaqeyn fiican ayaa waxa la sheegay in halkaasi ay ka bilaabeen baaritaano ay ku baadigoobayaan ragii dilkaasi ka dambeeyay

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here