Qoyskaan oo kakoobnaa 7 qofood ayaa waxa ay ku geeriyoodeen dhismo darbi ah oo kusoo dumay darbigaasi oo ku yaalay duleedka magaalada muqdisho
Qoyskaan ayaa ahaa dad barakacayaal ah ,waxaana doonayeen roobabka da,aya ay kaga gabaadsadaan roobka balse waa uu ku dumay dhamaantoodna waa ku geeriyoodeen
Si gaar ah qoyskaan waxa ay ka koobnaayeen hooyo iyo shancaruur ah oo ay dhshay iyo wiilkale oo la joogay
dad goobjoogayaal ah ayaa xaqiijiayay geerida qoyskaan oo dhamaantood aan waxba ka harin
waa todobaadyo ku dohood oo caruur badan ay u geeriyoodaan dayac la,aanta ku heysata goobaha aan roobka celin karin ama u dhaw meelaha biyuhu ay fadhiistaan

