Qoys Barakacayaal Ah Oo Dhamaantood Ku Geeriyooday Darbi Ku Dumay

0

Qoyskaan oo kakoobnaa 7 qofood ayaa waxa ay ku geeriyoodeen dhismo darbi ah oo kusoo dumay darbigaasi  oo ku yaalay  duleedka magaalada muqdisho

Qoyskaan ayaa ahaa dad barakacayaal ah ,waxaana doonayeen roobabka da,aya ay kaga gabaadsadaan roobka balse waa uu ku dumay dhamaantoodna waa ku geeriyoodeen

Si gaar ah qoyskaan waxa ay ka koobnaayeen hooyo iyo shancaruur ah oo ay dhshay iyo wiilkale oo la joogay

dad goobjoogayaal ah ayaa xaqiijiayay geerida qoyskaan oo dhamaantood aan waxba ka harin

waa todobaadyo ku dohood oo caruur badan ay u geeriyoodaan dayac la,aanta ku heysata goobaha aan roobka celin karin ama u dhaw meelaha biyuhu ay fadhiistaan

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here