Wasaarada caafimaadka xukuumada faderaalka soomaaliya ayaa shaacisay kiisaskii ugu dambeeyay ee 48 saac ee lasoo dhaafay laga helay dalka
Waxaana wasaaradu ay sheegtay in cudurka COVID-19 guud ahaan dalka laga baaray dad gaaraya Ilaa iyo 3,529
Wasaarada ayaana shaacisay in dadka cudurka laga helay ay yihiin 206 qofood
Somaliland: 129
Jubbaland: 20
Hirshabelle: 19
Puntland: 17
Southwest: 11
Banadir: 10
Lab: 130
Dhedig: 76
Dhimasho: 8 (Somliland: 7, Jubbaland:1)
Bogsashada: 162
Tirada Guud ee Laga Helay: 14,121
Bogsashada Guud: 6,009
Dhimashada Guud: 721
Wasaarada ayaa sida caadada aheyd ugu digtay dadka in wali ay jirto qatarta cudurka covid19 oo dalka kusoo laba kacleeyay
Waxaana ay ku baaqday in taxadar badan laga galo cuddurka
Wasaacada caafimaadka soomalaiya ayaa xustay in cudurku hada uu saameyn ba,an ku hayo dadka ku sugan gobolada

