Ciidamada Dowladda Oo Howlgalo Ka Fuliyay Deegaano katirsan shabeelaha Hoose

0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa  howlgalo Qorsheysan  waxa ay ka sameeyeen deegaano dhowr ah oo hoostaga degmada awdheegle ee gobolka shabeelaha hoose

Howlgaladaan ayaa waxa la sheegay inta ciidamada dowladdu ay ku jireen in lagu Burburinayay  Goobo ay dagaalamayaasha  Alshabaab Ku lahaayeen shabeelaha hoose

Howlgalka ayaa si gaar ah uga dhacay Degaanada Shaam-gare,  Raqayle, Raydabley, Caanooley, Galoole,  iyo Gumeysi diid,  oo dhamaandood ka tirsan Degmada Awdhegle ee Gobalka Sh/hoose.

Saraakiisha ciidamada dowladda ayaa sheegay in  howlgalada ay qeyb ka ahaayeen howlgalada  isdaba jooga ah  Ciidamada Xoogga Dalka ay Ka wadaan Gobalada Dalka

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here