Kooxo Hubeysan Oo Goordhaw Muqdisho Ku Dilay Dr Buurune

0

Barqanimadii maanta Rag hubeysan ayaa waxaa xasan cismaan  ciise Dr buurane  ay ku dileen xaafada al-baraka ee degmada hodan

Dr  buurane ayaa haa nin caan ah oo dhaqtara si aad ahna loo garan ogyahay ,waxaana la sheegay in maantay isbitaalkiisa  hortiisa ay toogteen rag hubeysan

dr buurane waxa uu ahaa dhaqtar ku taqasusay  cudurada maqaarka timaha iyo cijiyaha

lama oga ilaa hada sababta rasmiga ah ee loo dilay balse waxa la tilmaamay in kooxdii  dishay ay goobta iskaga baxsadeen

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here