Barqanimadii maanta Rag hubeysan ayaa waxaa xasan cismaan ciise Dr buurane ay ku dileen xaafada al-baraka ee degmada hodan
Dr buurane ayaa haa nin caan ah oo dhaqtara si aad ahna loo garan ogyahay ,waxaana la sheegay in maantay isbitaalkiisa hortiisa ay toogteen rag hubeysan
dr buurane waxa uu ahaa dhaqtar ku taqasusay cudurada maqaarka timaha iyo cijiyaha
lama oga ilaa hada sababta rasmiga ah ee loo dilay balse waxa la tilmaamay in kooxdii dishay ay goobta iskaga baxsadeen

